M arkaasaa waxaa Yeruusaalem ku soo kacay Resiin oo ahaa boqorkii Suuriya iyo Feqax ina Remalyaah oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil inay la diriraan; wayna hareereeyeen Aaxaas, laakiinse way ka adkaan kari waayeen.
Then Rezin king of Syria and Pekah son of Remaliah king of Israel came up to Jerusalem to wage war; they besieged Ahaz, but could not conquer him.
Continue reading Report error