Boqorradii Labaad 16:3 ~ 4-я Царств 16:3

picture

L aakiinse wuxuu ku socday jidkii boqorrada dalka Israa'iil; oo weliba wiilkiisii ayuu dab dhex mariyey sidii ay ahayd karaahiyadii quruumihii Rabbigu ka eryay reer binu Israa'iil hortooda.


Он ходил путями царей Израиля и даже принес сына в огненную жертву по омерзительному примеру народов, которых Господь прогнал перед израильтянами.

Continue reading Report error