O o Boqor Aaxaas wuxuu amray wadaadkii Uuriyaah ahaa, oo ku yidhi, Meesha allabariga oo weyn waxaad dusheeda ku gubtaa qurbaanka la gubo oo subaxda, iyo qurbaanka hadhuudhka ah oo fiidnimada, iyo qurbaanka la gubo ee boqorka, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaanka la gubo oo dadka dalka deggan oo dhan, iyo qurbaankooda hadhuudhka ah, iyo qurbaannadooda cabniinka; oo dhiigga qurbaanka la gubo oo dhanna dusheeda ku saydhsaydh, iyo dhiigga allabariga; laakiinse meesha allabariga ee naxaasta ahu ha ahaato mid aan wax ku weyddiisto.
Затем царь Ахаз приказал священнику Урии: – На большом новом жертвеннике приноси утренние всесожжения и вечерние хлебные приношения, царские всесожжения и его хлебные приношения, всесожжения всего народа страны и их хлебные приношения с жертвенными возлияниями. Кропи жертвенник всей кровью всесожжений и жертв. Но бронзовым жертвенником я буду пользоваться для того, чтобы узнать Божью волю.
Continue reading Report error