O o Boqor Aaxaasna wuxuu Dimishaq u tegey inuu Tiglad Fileser oo ahaa boqorkii Ashuur la kulmo, oo wuxuu arkay meeshii allabariga ee Dimishaq ku tiil; markaasaa Boqor Aaxaas wuxuu wadaadkii Uuriyaah ahaa u diray tilmaantii meeshii allabariga siday u ekayd iyo siduu hanaankeedu ahaa iyo sidii loo sameeyey oo dhan.
亚 哈 斯 王 上 大 马 色 去 迎 接 亚 述 王 提 革 拉 毗 列 色 , 在 大 马 色 看 见 一 座 坛 , 就 照 坛 的 规 模 样 式 作 法 画 了 图 样 , 送 到 祭 司 乌 利 亚 那 里 。
Continue reading Report error