Boqorradii Labaad 15:7 ~ 2 Kings 15:7

picture

M arkaasaa Casaryaah dhintay oo la seexday awowayaashiis; oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yootam. Sekaryaah, Boqorkii Israa'iil


Azariah slept with his fathers, and they buried him with them in the City of David. Jotham his son reigned in his stead.

Continue reading Report error