Boqorradii Labaad 15:38 ~ ﺍﻟﻤﻠﻮﻙ ﺍﻟﺜﺎﻧﻲ 15:38

picture

M arkaasaa Yootam dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii awowgiis Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Aaxaas.


وَماتَ يُوثامُ وَدُفِنَ مَعَ آبائِهِ فِي مَدِينَةِ داوُدَ. فَخَلَفَهُ فِي الحُكْمِ ابنُهُ آحازُ.

Continue reading Report error