Boqorradii Labaad 15:33 ~ 2 Kings 15:33

picture

O o markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem ayuu boqor ku ahaa lix iyo toban sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Yeruushaah ina Saadooq.


When he was twenty-five years old, he began his reign of sixteen years in Jerusalem. His mother was Jerusha daughter of Zadok.

Continue reading Report error