Boqorradii Labaad 14:9 ~ 4-я Царств 14:9

picture

K olkaasaa Yehoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil u cid diray Amasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuu ku yidhi, Yamaaruggii Lubnaan ku yiil wuxuu u cid diray geedkii kedarka ah oo Lubnaan ku yiil, oo wuxuu ku yidhi, Gabadhaada sii wiilkaygu ha guursadee; oo waxaa halkaas soo maray bahal Lubnaan joogay, markaasuu yamaaruggii ku joogsaday.


Но Иоаш, царь Израиля, ответил Амасии, царю Иудеи: – Ливанский чертополох как-то послал сказать ливанскому кедру: «Отдай свою дочь за моего сына». Но прошел дикий ливанский зверь и вытоптал его.

Continue reading Report error