A masyaah ina Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii shan iyo tobnaad ayaa Yaaraabcaam ina Yoo'aash dalka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday, wuxuuna boqor ahaa kow iyo afartan sannadood.
وَبَدَأ يَرُبْعامُ بْنُ يَهُوآشَ، مَلِكُ إسْرائِيلَ، حُكْمَهُ فِي السّامِرَةِ فِي السَّنَةِ الخامِسَةَ عَشْرَةَ مِنْ حُكْمِ أمَصْيا بْنِ يَهُوآشَ لِيَهُوذا. وَحَكَمَ إحْدَى وَأرْبَعِينَ سَنَةً.
Continue reading Report error