Boqorradii Labaad 13:21 ~ 4 Царе 13:21

picture

M arkii nin la aasayay ayay kuwii aasayay u jeedeen guuto soo socota; markaasay waxay ninkii ku dhex tuureen qabrigii Eliishaa; oo haddiiba ninkii markuu taabtay Eliishaa lafihiisii ayuu soo noolaaday, oo sara joogsaday.


Неколцина израелтяни, като погребваха един човек, видяха чета; затова хвърлиха човека в гроба на Елисей. Щом човекът се допря до Елисеевите кости, оживя и се изправи на краката си.

Continue reading Report error