Boqorradii Labaad 11:2 ~ 列 王 紀 下 11:2

picture

L aakiinse Yehooshebac oo ahayd Boqor Yooraam gabadhiisii, oo Axasyaahna walaashiis ahayd, waxay la tagtay Axasyaah wiilkiisii Yoo'aash, oo ay ka dhex xadday wiilashii boqorka ee la laayay, isagii iyo tii xannaanayn jirtayba, oo waxay gelisay qolka la seexdo, oo iyana Catalyaah way ka qariyeen, sidaas daraaddeed isagii lama dilin.


但 約 蘭 王 的 女 兒 , 亞 哈 謝 的 妹 子 約 示 巴 , 將 亞 哈 謝 的 兒 子 約 阿 施 從 那 被 殺 的 王 子 中 偷 出 來 , 把 他 和 他 的 乳 母 都 藏 在 臥 房 裡 , 躲 避 亞 他 利 雅 , 免 得 被 殺 。

Continue reading Report error