Boqorradii Labaad 11:14 ~ 列 王 紀 下 11:14

picture

O o bal eeg, boqorku wuxuu taagnaa tiirka agtiisa siday caadadu ahayd, oo saraakiishii iyo kuwii turumbada watayna boqorkay ag taagnaayeen; oo dadkii waddanka oo dhammuna way reyreeyeen oo turumbooyin afuufeen. Markaasaa Catalyaah dharkeedii iska jeexjeexday oo waxay ku qaylisay, Waa fallaagow, waa fallaagow!


看 见 王 照 例 站 在 柱 旁 , 百 夫 长 和 吹 号 的 人 侍 立 在 王 左 右 , 国 中 的 众 民 欢 乐 吹 号 ; 亚 他 利 雅 就 撕 裂 衣 服 , 喊 叫 说 : 反 了 ! 反 了 !

Continue reading Report error