Boqorradii Labaad 10:9 ~ 2 Kings 10:9

picture

O o markii subaxdii la gaadhay ayuu soo baxay oo dibadda istaagay, oo wuxuu dadkii oo dhan ku yidhi, Idinku xaq baad tihiin! Bal eega, anigu sayidkaygii baan shirqoolay, oo waan dilay, laakiinse bal yaa kuwan oo dhan laayay?


In the morning Jehu went out and stood, and said to all the people, “You are without guilt. See, I made plans against my owner and killed him. But who killed all these?

Continue reading Report error