M arkaasaa Rabbigu wuxuu Yeehuu ku yidhi, Si wanaagsan baad u yeeshay wax hortayda ku toosan, oo reerkii Axaabna waad ku samaysay wax alla wixii qalbigayga ku jiray oo dhan, haddaba sidaas daraaddeed farcankaaga qarniga afraad ah ayaa ku fadhiisan doona carshiga dalka Israa'iil.
And the Lord said to Jehu, Because you have executed well what is right in My eyes and have done to the house of Ahab as I willed, your sons to the fourth generation shall sit on Israel’s throne.
Continue reading Report error