M arkaasay gudaha u galeen inay allabaryo iyo qurbaanno la gubo bixiyaan. Haddaba Yeehuu wuxuu mar hore soo doortay siddeetan nin inay dibadda joogaan, oo wuxuu ku yidhi, Nimanka aan gacantiinna soo geliyo hadduu midna baxsado, kii sii daaya ayaa naftiisa loo qisaasayaa.
Şi au intrat să aducă jertfe şi arderi de tot. Iehu pusese afară optzeci de oameni, şi le zisese:,, Cine va lăsa să scape vreunul din oamenii pe cari -i dau pe mîna voastră, va răspunde de viaţa lui cu a sa.``
Continue reading Report error