Boqorradii Labaad 10:19 ~ 2 Kings 10:19

picture

H addaba sidaas daraaddeed iigu soo wada yeedha nebiyadii Bacal oo dhan, iyo intii isaga caabudi jirtay oo dhan, iyo wadaaddadiisii oo dhan; oo midna yuusan ka maqnaan, waayo, allabari weyn baan Bacal u bixinayaa; oo ku alla ka maqnaadaa noolaan maayo. Laakiinse Yeehuu saas khiyaanuu u sameeyey, waayo, wuxuu damacsanaa inuu wada baabbi'iyo inta Bacal caabudda oo dhan.


Now, summon all the prophets of Baal, all his worshipers and all his priests; let no one be missing, for I have a great sacrifice for Baal; whoever is missing shall not live.” But Jehu did it in cunning, so that he might destroy the worshipers of Baal.

Continue reading Report error