O o Axasyaahna wuxuu ka dhacay daaqaddii qolkiisii sare oo Samaariya ku yiil, wuuna bukooday, markaasuu wargeeyayaal diray, oo wuxuu ku yidhi, Taga oo Bacal Sebuub oo ah ilaaha reer Ceqroon waxaad ii soo weyddiisaan bal inaan buktadan ka bogsanayo iyo in kale.
Охозия же упал через решетку своей верхней комнаты в Самарии и покалечился. Он отправил посланцев, сказав им: – Идите и спросите Баал-Зевува, бога Экрона, оправлюсь ли я от этих увечий.
Continue reading Report error