Boqorradii Labaad 1:13 ~ 列 王 紀 下 1:13

picture

O o haddana boqorkii wuxuu isagii u diray sirkaal saddexaad oo konton nin xukuma ee kontonkiisii nin wata. Oo sirkaalkii saddexaad oo kontonka nin xukumayna kor buu ugu baxay, oo intuu u yimid ayuu Eliiyaah hortiisa jilbo u dhacay oo baryay, oo wuxuu ku yidhi, War nin yahow Ilaah, waan ku baryayaaye naftayda iyo kontonkan nin oo addoommadaada ah naftooda hortaada qaali ha ku noqdeen.


王 第 三 次 差 遣 一 個 五 十 夫 長 , 帶 領 五 十 人 去 。 這 五 十 夫 長 上 去 , 雙 膝 跪 在 以 利 亞 面 前 , 哀 求 他 說 : 神 人 哪 , 願 我 的 性 命 和 你 這 五 十 個 僕 人 的 性 命 在 你 眼 前 看 為 寶 貴 !

Continue reading Report error