L aakiinse idinka ama carruurtiinnu haddaad lasocodkayga ka leexataan oo aydnaan dhawrin amarradayda iyo qaynuunnadayda aan idin hor dhigay, laakiinse aad intaad tagtaan ilaahyo kale u adeegtaan oo caabuddaan,
But if you turn away from following me, you or your children, and not keep my commandments and my statutes which I have set before you, but go and serve other gods, and worship them;
Continue reading Report error