O o Rabbigu wuxuu ku yidhi, Waan maqlay tukashadaadii iyo baryootankaagii aad hortayda ku samaysay; oo quduus baan ka dhigay gurigan aad dhistay si magacayga weligiisba halkaas loogu daayo, oo indhahayga iyo qalbigayguna halkaasay joogi doonaan weligood iyo weligoodba.
Господь сказал ему: – Я услышал молитву и мольбу, которую ты вознес Мне. Я освятил Себе дом, который ты построил, поместив там навеки Свое Имя. Мои глаза и сердце будут там всегда.
Continue reading Report error