Boqorradii Kowaad 9:25 ~ 列 王 紀 上 9:25

picture

O o sannaddiiba saddex jeer ayuu Sulaymaan meeshii allabariga oo uu Rabbiga u dhisay ku bixin jiray qurbaanno la gubo, iyo qurbaanno nabaadiino, oo girgirihii Rabbiga hor yiilna wuxuu ku gubi jiray foox, oo saasuu gurigii ku dhammeeyey.


所 罗 门 每 年 三 次 在 他 为 耶 和 华 所 筑 的 坛 上 献 燔 祭 和 平 安 祭 , 又 在 耶 和 华 面 前 的 坛 上 烧 香 。 这 样 , 他 建 造 殿 的 工 程 完 毕 了 。

Continue reading Report error