Boqorradii Kowaad 9:13 ~ 3-я Царств 9:13

picture

M arkaasuu yidhi, Walaalkayow, magaalooyinkan aad i siisay waa maxay? Kolkaasuu magaalooyinkii u bixiyey dalkii Kabuul oo ilaa maantadanna waa la yidhaahdaa.


– Что же это за города ты мне дал, брат мой? – спросил он. И он назвал их землею Кавул – название, которое осталось за ними до сегодняшнего дня.

Continue reading Report error