O o wakhtigaas Sulaymaan sidaasuu iiddii u sameeyey iyadoo ay la joogaan reer binu Israa'iil oo dhammu kuwaasoo ahaa shir weyn, oo waxay ka yimaadeen meesha Xamaad laga soo galo iyo ilaa durdurka Masar, oo Rabbiga Ilaaheenna ah hortiisa waxay ku iidayeen toddoba maalmood iyo toddoba maalmood oo isku ah afar iyo toban beri.
So Solomon held the feast at that time, and all Israel with him, a great assembly, from the entrance of Hamath unto the brook of Egypt, before Jehovah our God, seven days and seven days, even fourteen days.
Continue reading Report error