Boqorradii Kowaad 8:32 ~ 1 Kings 8:32

picture

d e markaa samada ka maqal oo yeel, oo addoommadaada xukun adigoo kii shar leh ciqaabaya si aad xumaantii jidkiisa madaxa ugu saartid, oo aad kii xaq ahna xaq uga dhigtid, oo aad ugu abaalguddid sida xaqnimadiisu tahay.


thou shalt hear from heaven and do and judge thy slaves, condemning the wicked, to bring his way upon his head, and justifying the righteous, to give him according to his righteousness.

Continue reading Report error