Boqorradii Kowaad 8:1 ~ 3-я Царств 8:1

picture

M arkaasaa Boqor Sulaymaan wuxuu Yeruusaalem isugu soo shiriyey odayaashii reer binu Israa'iil, iyo qabiilooyinka madaxdoodii oo dhan, oo ahaa amiirradii jilibyadii reer binu Israa'iil inay sanduuqii axdiga Rabbiga ka soo qaadaan magaaladii Daa'uud oo Siyoon ahayd.


Соломон созвал к себе в Иерусалим старейшин Израиля, всех глав израильских родов и кланов, чтобы перенести ковчег Господнего завета из Города Давида, то есть Сиона, в дом.

Continue reading Report error