Boqorradii Kowaad 7:51 ~ 3-я Царств 7:51

picture

O o saasuu ku wada dhammaaday shuqulkii uu Boqor Sulaymaan ku sameeyey guriga Rabbiga. Oo Sulaymaanna wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis Daa'uud quduuska ka dhigay ee ahayd lacagtii, iyo dahabkii, iyo weelashii, oo wuxuu ku riday khasnadihii guriga Rabbiga.


Когда вся работа, которую царь Соломон делал для дома Господа, была завершена, он принес те вещи, которые посвятил его отец Давид – серебро, золото и утварь, – и положил их в сокровищницы Господнего дома.

Continue reading Report error