Boqorradii Kowaad 7:38 ~ 3-я Царств 7:38

picture

O o wuxuu sameeyey toban berkedood oo naxaas ah; oo berkedba waxay qaadday afartan bad; oo berked kastaaba waxay ahayd afar dhudhun; oo tobankii saldhigna mid kasta berked baa saarnayd.


И сделал десять медных умывальниц: каждая умывальницавмещала сорок батов, каждая умывальница была в четыре локтя, каждая умывальница стояла на одной из десяти подстав.

Continue reading Report error