O o tobankii saldhigna saasuu u sameeyey; oo kulligoodna isku si baa loo shubay, oo isku qiyaas bay ahaayeen iyo isku qaab.
十 个 盆 座 都 是 这 样 , 铸 法 、 尺 寸 、 样 式 相 同 。