Boqorradii Kowaad 7:29 ~ 1 Kings 7:29

picture

O o darfaha meelaha u dhexeeyeyna waxaa ku yiil libaaxyo, iyo dibiyo, iyo keruubiim, oo darfaha korkoodana waxaa ku yiil meel la saaro; oo libaaxyada iyo dibiyada hoostoodana waxaa ku yiil ubaxyo ka soo laalaada.


and on the borders which were between the frames were lions, oxen and cherubim; and on the frames there was a pedestal above, and beneath the lions and oxen were wreaths of hanging work.

Continue reading Report error