G urigan aad dhisayso waxaan kaa leeyahay, Haddaad qaynuunnadayda ku socotid, oo aad xukummadayda yeeshid, oo aad amarradayda oo dhan dhawrtid inaad ku socotid aawadeed, markaasaan kugu xoojin doonaa eraygaygii aan aabbahaa Daa'uud kula hadlay.
Относно тоя дом, който строиш, казвам ти: Ако ходиш в повеленията Ми, изпълняваш съдбите Ми, и пазиш всичките Ми заповеди да ходиш в тях, тогава Аз ще утвърдя с тебе думата, която говорих на баща ти Давида;
Continue reading Report error