Boqorradii Kowaad 4:31 ~ 列 王 紀 上 4:31

picture

m axaa yeelay, isagu wuu ka xigmad badnaa dadka oo dhan, oo xataa wuu ka xigmad badnaa Eetaankii reer Esraax, iyo Heemaan, iyo Kalkol, iyo Dardaac, kuwaasoo ahaa ilma Maaxool; oo warkiisiina wuxuu gaadhay quruumihii hareerihiisa ku wareegsanaa oo dhan.


他 的 智 慧 勝 過 萬 人 , 勝 過 以 斯 拉 人 以 探 , 並 瑪 曷 的 兒 子 希 幔 、 甲 各 、 達 大 的 智 慧 。 他 的 名 聲 傳 揚 在 四 圍 的 列 國 。

Continue reading Report error