B engeber oo wakiil ka ahaa Raamod Gilecaad, oo lahaa magaalooyinka Yaa'iir ina Manaseh oo Gilecaad ku yaal oo dhan; oo isagu xataa wuxuu wakiil ka ahaa gobolka Argob oo ku yaal Baashaan, oo lahaa lixdan magaalo oo waaweyn oo derbi ku wareegsan yahay iyo biro naxaas ah.
Ben-Geber, in Ramoth-Gilead, hath the small towns of Jair son of Manasseh, which in Gilead; he hath a portion of Argob that in Bashan, sixty great cities wall and brazen bar.
Continue reading Report error