Boqorradii Kowaad 3:7 ~ 1 царів 3:7

picture

H addaba Rabbigayow, Ilaahow, anoo addoonkaaga ah, boqor baad iiga dhigtay meeshii aabbahay Daa'uud; laakiinse waxaan ahay wiil yar, oo garan maayo si loo baxo iyo si loo soo galo toona.


А тепер, Господи, Боже, Ти вчинив Свого раба царем замість батька мого Давида, а я недоросток, не знаю виходу та входу.

Continue reading Report error