Boqorradii Kowaad 3:23 ~ 3-я Царств 3:23

picture

M arkaasaa boqorkii wuxuu yidhi, Midu waxay leedahay, Kan noolu waa wiilkaygii, kan dhintayna waa wiilkaagii; tan kalena waxay leedahay, Maya, laakiinse wiilkaagii waa kan dhintay, wiilkaygiise waa kan nool.


Царь сказал: – Одна говорит: «Мой сын жив, а твой мертв», – а другая говорит: «Нет! Твой сын мертв, а мой жив».

Continue reading Report error