Boqorradii Kowaad 3:22 ~ 1 царів 3:22

picture

O o naagtii kalena waxay tidhi, Saas ma aha, laakiinse kan noolu waa wiilkaygii, kan dhintayna waa wiilkaagii. Iyaduna waxay tidhi, Maya ee kan dhintay waa wiilkaagii, kan nooluna waa wiilkaygii. Oo sidaasay boqorka hortiisii ugu hadleen.


А інша жінка відказала: Ні, то мій син живий, а твій син мертвий! А та говорила: Ні, то твій син мертвий, а мій син живий! І так сперечались вони перед царем.

Continue reading Report error