Boqorradii Kowaad 3:17 ~ 1 Kings 3:17

picture

O o naagihii middood baa waxay ku tidhi, Sayidow, aniga iyo naagtanu isku guri baannu deggan nahay, oo anigu gurigaan ku umulay iyadoo joogta.


The one woman said, “Oh, my lord, this woman and I live in the same house; and I gave birth to a child while she was in the house.

Continue reading Report error