Boqorradii Kowaad 3:15 ~ 列 王 紀 上 3:15

picture

M arkaasaa Sulaymaan toosay, oo bal eeg waxay ahayd riyo; oo intuu Yeruusaalem yimid ayuu hor istaagay sanduuqii axdiga Rabbiga, oo wuxuu bixiyey qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino, oo addoommadiisii oo dhan ayuu diyaafad u sameeyey. Xukunkii Xigmadda Ahaa


所 罗 门 醒 了 , 不 料 是 个 梦 。 他 就 回 到 耶 路 撒 冷 , 站 在 耶 和 华 的 约 柜 前 , 献 燔 祭 和 平 安 祭 , 又 为 他 众 臣 仆 设 摆 筵 席 。

Continue reading Report error