M arkaasaa boqorkii dalka Israa'iil soo wada ururiyey nebiyadii oo ahaa in ku dhow afar boqol oo nin, oo wuxuu ku yidhi, Raamod Gilecaad dagaal ma u tagaa mise waan iska daayaa? Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, Tag, waayo, Sayidku wuxuu iyada soo gelin doonaa gacantaada, boqorow.
فَجَمَعَ أخآبُ الأنبِياءَ. وَكانَ عَدَدُهُمْ أربَعَ مِئَةٍ. فَسَألَ أخآبُ الأنبِياءَ: «أتَنصَحُونَنِي بِأنْ أذهَبَ وَأُقاتِلَ جَيشَ أرامَ فِي رامُوثَ؟ أمْ لا؟» فَأجابَ الأنبِياءُ: «اذْهَبْ وَسَيَنصُرُكَ اللهُ.»
Continue reading Report error