O o Yehooshaafaadna wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii awowgiis Daa'uud; oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yehooraam. Axasyaah, Boqorkii Dalka Israa'iil
And Jehoshaphat slept with his fathers and was buried with his fathers in the city of David, his father, and Jehoram, his son, reigned in his stead.
Continue reading Report error