Boqorradii Kowaad 22:26 ~ 3-я Царств 22:26

picture

M arkaasaa boqorkii dalka Israa'iil yidhi, Miikayhuu qabta oo u celiya Aamoon oo ah taliyaha magaalada, iyo Yoo'aash oo ah ina boqor;


Тогда царь Израиля приказал: – Возьмите Михея и отправьте его обратно к Амону, правителю города, и к Иоашу, сыну царя,

Continue reading Report error