M arkaasaa Naabood wuxuu Axaab ku yidhi, Ilaah ha iga hayo inaan dhaxalkii awowayaashay ku siiyo.
And Naboth replied unto Ahab, The LORD keep me from giving thee the inheritance of my fathers.