W aa inaad isaga la hadashaa, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, War ma wax baad dishay, oo haddana ma wax baad qaadatay? Oo haddana isaga waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Meeshii eeyuhu ka leefleefeen dhiiggii Naabood ayaa adiga dhiiggaagana eeyo ka leefleefi doonaan.
Spune-i că aşa vorbeşte Domnul: «N-ai omorât un om şi n-ai pus stăpânire pe proprietatea lui ?» Spune-i că aşa vorbeşte Domnul: «Chiar în locul în care câinii au lins sângele lui Nabot, vor linge câinii şi sângele tău!»“
Continue reading Report error