Boqorradii Kowaad 21:13 ~ 列 王 紀 上 21:13

picture

O o waxaa yimid oo hortiisa fadhiistay laba nin oo waxmatarayaal ah, markaasaa waxmatarayaashii Naabood ku marag fureen dadka hortiisii, oo waxay yidhaahdeen, Naabood wuxuu caayay Ilaah iyo boqorkaba. Markaasay isagii magaaladii ka saareen, oo waxay la dhaceen dhagaxyo, wuuna dhintay.


有 兩 個 匪 徒 來 , 坐 在 拿 伯 的 對 面 , 當 著 眾 民 作 見 證 告 他 說 : 拿 伯 謗 瀆 神 和 王 了 ! 眾 人 就 把 他 拉 到 城 外 , 用 石 頭 打 死 。

Continue reading Report error