O o hortiisana waxaad fadhiisisaan laba nin oo waxmatarayaal ah, oo iyana isaga ha ku marag fureen, oo ha ku yidhaahdeen, Adigu waxaad cayday Ilaah iyo boqorka. Markaas isaga dibadda u bixiya oo dhagaxyo la dhaca si uu u dhinto.
وَهاتُوا شاهِدَي زُورٍ عَلَى نابُوتَ. وَلْيَشْهَدا بِأنَّهُما سَمِعاهُ يشتُمُ اللهَ وَالمَلِكَ. ثُمَّ أخرِجُوهُ خارِجَ المَدِينَةِ وَارجُمُوهُ حَتَّى المَوتِ.»
Continue reading Report error