Boqorradii Kowaad 20:34 ~ 3-я Царств 20:34

picture

M arkaasaa Benhadad wuxuu ku yidhi, Waan kuu celinayaa magaalooyinkii aabbahay aabbahaa ka dhacay, oo waxaad Dimishaq ka samaysataa jidad sidii aabbahay Samaariya uga samaystay oo kale. Axaabna wuxuu ku yidhi, Axdiganaan kugu sii daynayaa. Sidaasuu axdi ula dhigtay, wuuna iska sii daayay. Nebi Baa Xukumay Axaab


И сказал ему: города, которые взял мой отец у твоего отца, я возвращу, и площади ты можешь иметь для себя в Дамаске, как отец мой имел в Самарии.: после договора я отпущу тебя. И, заключив с ним договор, отпустил его.

Continue reading Report error