O o addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, Bal eeg, waxaannu maqalnay in boqorrada dalka Israa'iil yihiin boqorro naxariis badan, haddaba waannu ku baryaynaaye aannu joonyado guntanno, oo madaxana aannu xadhko ku duudduubanno, oo aannu boqorka dalka Israa'iil u baxno, waxaa laga yaabaa inuu naftaada badbaadiyee.
І сказали до нього його слуги: Ось ми чули, що царі Ізраїлевого дому вони царі милостиві. Покладім веретища на стегна свої, а шнури на свої голови, і вийдім до Ізраїлевого царя, може він пощадить твою душу.
Continue reading Report error