O o weliba waad og tahay wixii uu Yoo'aab oo ay Seruuyaah dhashay igu sameeyey, ee uu ku sameeyey labadii sirkaal oo ciidanka dalka Israa'iil, kuwaasoo ahaa Abneer ina Neer, iyo Camaasaa ina Yeter, ee uu labadaba dilay, iyo inuu wakhtiga nabadda dhiiggii dagaalka daadiyey, oo uu dhiiggii dagaalkana mariyey dhex-xidhkiisa dhexda ugu xidhnaa, iyo kabahiisa cagaha ugu jiray.
Освен това, ти знаеш какво и стори Иоав Саруиният син, и какво направи на двамата военачалници на Израилевите войски, - на Авенира Нировия син и на Амаса Етеровия син, - който уби, като проля боева кръв в мирно време и обагри с боева кръв пояса, който бе около кръста му, и обущата, които бяха на нозете му.
Continue reading Report error