Boqorradii Kowaad 2:32 ~ I Các Vua 2:32

picture

O o Rabbiguna dhiiggiisa wuxuu ku celin doonaa madaxiisa, maxaa yeelay, wuxuu dilay laba nin oo isaga ka xaq badan oo ka wanaagsan, seef buuna ku dilay, aabbahay Daa'uudna taas waxba kama ogayn, oo kuwaasuna waxay ahaayeen Abneer ina Neer oo sirkaal u ahaa ciidanka dalka Israa'iil, iyo Camaasaa ina Yeter oo sirkaal u ahaa ciidanka dalka Yahuudah.


Đức Giê-hô-va sẽ khiến huyết hắn đổ lại trên đầu hắn, vì hắn đã xông vào hai người công bình hơn, tốt hơn hắn, và giết họ bằng gươm, mà Đa-vít, cha ta, không hay đến chi cả: ấy là A

Continue reading Report error