M arkaasaa taas loo soo sheegay Boqor Sulaymaan, oo lagu yidhi, Yoo'aab Teendhadii Rabbiga ayuu u cararay, oo wuxuu ag jooga meeshii allabariga. Dabadeedna Sulaymaan wuxuu diray Benaayaah ina Yehooyaadaac oo wuxuu ku yidhi, Tag oo soo dil.
И известиха на цар Соломон: Йоав побегна в Господния шатър и е при жертвеника. Тогава Соломон прати Ванайя, Йодаевия син, като каза: Иди, нападни го.
Continue reading Report error