Boqorradii Kowaad 2:28 ~ 3-я Царств 2:28

picture

M arkaasaa warkii u yimid Yoo'aab, waayo, Yoo'aab wuxuu raacay Adoniiyaah in kastoo uusan raacin Absaaloom. Kolkaasaa Yoo'aab u cararay Teendhadii Rabbiga, oo qabsaday geesihii meeshii allabariga.


Когда новости дошли до Иоава, а Иоав поддержал Адонию, хотя и не поддержал Авессалома,– он вбежал в Господень шатер и схватился за рога жертвенника.

Continue reading Report error